Mid kamid ah Wadamada Islaamka oo dhisanaya Caasimad cusub iyo Sababta keentay

Dowlada Indonesia ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku dhisto caasimad cusub , kadib markii caasimada dalkaasi ee Jakarta ay buux dhaaftay lagana cabsi qabo in qeybo kamid ah biyaha badda soo galaan. Xukuumada talada Indonesia heysa ayaa Baarlamaanka dalkaasi u gudbineysa qorshaha lagu dhisayo caasimada cusub loogana guurayo caasimada Jakarta, waxaana Baarlamanaka … Continue reading Mid kamid ah Wadamada Islaamka oo dhisanaya Caasimad cusub iyo Sababta keentay